Gargoorray

Gargoorray Gobolka Ii Geeya

Ujeeddo

Ujeedada shabakadani waxay tahay inaan idinka haqab tirno meelaha la daawado ee dalxiiska loo tego ee gobolka Awdal, oo ay ka mid yihiin Gargoorray iyo Libaaxlay iyo guud ahaanba Somaaliya. Gargooray waxa ku taalla buurta bilicdasan ee Libaaxley ee ka mid ah silsiladaha Golis. Buurta libaaxlay waxa ka buuxa khayraad badan oo Ilaahay ku mannaystay.

Waxaynu isla shabakada idinkaga haqab tiri doonnaa  wararka  khuseeya buuraha Afrika iyo adduunyaba. Warar khaas u ah ayay shabakadani Gargoorray yeelan doontaa, kuwaas oo aynu kaga nasan doonno wixii khuseeya siyaasad.

_____________________________________________________________________________________________________

Leave a Reply

XHTML: You can use these tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <pre> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>