Maanta Waa Maalin Hooyo Weyday Wiilkeedii
June 19, 2008 Leave a comment
By Cabdiraxmaan Cali Rooble
Salaamu calaykum, maanta waa maalin aad iyo aad u murugo badan, maanta waa maalin hooyo ay wayday wiilkeedii, maanta waa maalin walaal uu wayey walaalkiis, maanta waa maalin saxiib uu waayey saxiibkii qaaliga ahaa, runtii dhacdadani dhacday waxay noqotay dhacdo aad u xanuun badan oo samayn ku yeelatay dhamaan bulshada reer awdal ahba. Read more of this post