Posted by hiildan on June 19, 2008

Waxa tiiraanyo lagu tusaalo qaato inoogu filan dhacdada taariikhiga ah ee foosha xun ee dhawaan ina soo martay, oo ah in tahriibayaal reer Awdal ahi ku haftaan kuna naf waayeen hirarka iyo mawjadaha badweyn shisheeye. Mar labaad tacsi tiiraanyo badan ayaan gaadhsiinaynaa ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxeen tahriibayaashaas reer Awdal ee heddoodii dhammaatay, naxariis janno iyo samir iyo iimaan.
Read the rest of this entry »
Posted in Dareenka Daabacaha (Editor's View) | Leave a Comment »
Posted by hiildan on June 19, 2008
By Cabdiraxmaan Cali Rooble
Salaamu calaykum, maanta waa maalin aad iyo aad u murugo badan, maanta waa maalin hooyo ay wayday wiilkeedii, maanta waa maalin walaal uu wayey walaalkiis, maanta waa maalin saxiib uu waayey saxiibkii qaaliga ahaa, runtii dhacdadani dhacday waxay noqotay dhacdo aad u xanuun badan oo samayn ku yeelatay dhamaan bulshada reer awdal ahba.
Read the rest of this entry »
Posted in Waxay Ila Tahay (Opinion) | Leave a Comment »