Gargoorray

Gargoorray Gobolka Ii Geeya

Archive for June 15th, 2008

Dhacdooyinka Wakhtiga Cusub

Posted by hiildan on June 15, 2008

BY: Suleymaan Dugsiiye

Qarnigan aan ku jirno waa hubaal inuu is badal badan wato. Ka u weyna yahay khayraadkii dunida oo gabaabsi ku dhow. Taasina waxay dhalisay in dowladaha aduunku dib u qorsheeyaan arimahooda ku aadan docyada siyaasada, dhaqaalaha iyo deegaanka. Waxa taa ka markhaati ah waxa ka socda Bariga Dhexe, Afrikada Galbeed iyo Geeska Afrika. Dhacdooyinkooduna aad moodo inay ku salaysan yihiin boob iyo gumaysi doon casriyaysan oo ku qotoma: Qaatee qaado, Yaan lagaaga horayn, Sobotaad dooni u yeel, Maxaa kaa galey. Bal xoogaa aan falanqayno qarnigan an joogno wuxuu wato iyo sidey wax u socdaan

Read the rest of this entry »

Posted in War (News) | Leave a Comment »